Askarigii ugu horeeyey ee ka tirsan ciidanka AMISOM oo laga helay COVID-19

Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Uganda, kana howlgala Soomaaliya ayaa la sheegay in laga helay xanuunka COVID-19 oo haatan dhibaatooyin xoogan ku haya caalamka. Askariga laga helay cudurka Coronavirus ayaa ka howgeli jiray Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho Sida laga soo xigtay ilo ka tirsan AMISOM, iyadoo laga cabsi qabo inuu … Continue reading Askarigii ugu horeeyey ee ka tirsan ciidanka AMISOM oo laga helay COVID-19